Xitaa wada jirkiiniyo wacadkaad lahaydeen haddii uu wareeroo midka wiiq may uu yahay
Haw qooshin wabaay"
Wax ka sheega ruuxii wadnahaagu tabin jiray
Waa laga yar wacan yahee war xun suuqa ha umarin"
Dadka qaar wardoon ahi qofkii waranka kugu mudey hadey kaa waraystaan waxad ugu warcelisaa walaal aan jeclaa iyo qof wanaagsan buu ahaa
Qoray abdirisak omar ✍️
0 Comments