Hasawahaki yaan tabaa iyo hadal ladaadiiye
Hadiyadaha isii saan wali laabta ku hayaa
Dumarkiyo haweenkoo dhan adaan kugu hilma maaye hayga tagin naf kuu baahan baa kaa codsatay hiile
Hortaa man aqoon jacayl
Hortaa nolol maan lahayn
Hortaa layma heybin jirin
Hortaa layma dooni jirin
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inan hormar gaari karo
Farxadu kamayn horayn mcn
Tolow cafalku sxb ika wacan makuu xulay
Qof sidayda kuu jecel maku siiyeen waayuhu
Waynu kala socdalnee sey noloshu kuu tahay
Dhabanka qurux daa lahow
Sidaa iku dhiibsanow
Ma dheeliyo ayahaa
Dhib iyo belo kuma helaan
Sharafi waa kuu dhamays
Dhagaxa buuraha ku jira hadaan dahab kaga dhigo qortada dheman suro walee abaal kagii ma dhigin macan nafta dhirisa ku tiri dhaqtarkeygi yey ma dhalan dunidani aktada markan dhehay
Gobaa tahay wan ogahay
Geenyaa tahay aan jeclahay
Waxaa tahay garasho badan
Nafteydaa guul u tahay
Gortaan ku arkaan farxaa
OOn waliba galad gaarayaa
Kun dumara baan kaa dhax doortay
Kal iyo laab baan jeclaystay macan kol koolintada adaa kasbadoo naftayda kun iyo kow jeer ideeqay kalaamkiyo wedhahaaga waxan ka helaa kalsoni
0 Comments