Xurmadaadu hooyooy dahabkiyo xariirtiyo xooluhu ma goyaan xubigaaga hooyoy aadmigu xisaab iyo xaraf kuma dhamayn karo 3 jeer xadiiskii i xijeeyey baa tahay janadiyo xariirtii lay xaqiijiyaa tahay xaragada aduunkiyo xiisahaygi baa tahay sharaf tuna xagaagiyo xeerintada weyaan xpgaagu kuma gabo caafimaadku kuma xiro intay noloshu xayi tahay xidigaagu dheraay hadii rabigeey idaayo mar un xaramkaan ku gayn hooyo
0 Comments