Seddax sabolnimaa leh
Taladaada oo aan la maqlin
Tarantaada oo aan lagu farxin
Tamootidaada oo aan laga nixin
Seddax sabolnimaa leh
Taladaada oo aan la maqlin
Tarantaada oo aan lagu farxin
Tamootidaada oo aan laga nixin
copyright © 2024 - | ABDIRISAK OMAR-
0 Comments