Salwan Momika oo ahaa nin gaal ah oo gubay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ayaa Meydkiisa laga helay guri uu ku sugnaa oo ku yaalla dalka Norway.
Gaalkaan oo asal ahaan kasoo jeeday dalka Ciraaq ayaa Kitaabka Qur'aanka Kariimka ku gubay dalka Sweden, kadibna Sweden ayuu ka cararay kadib markii uu waayey dhalashada dalkaasi, waxaana uu muddooyinkii lasoo dhaafay si qarsoodi ah ugu sugnaa dalka Norway
0 Comments