Latest Article

6/recent/ticker-posts

Caawa oo bishu tahay 27 ramadaan waa laylatul qadri anigu hadalkaas m

 a dhihin 2 saxaabi oo waaweyn IBNU MASCUUD iyo UBAYA BINU KACAB ayaa ku dhaartey in bishu markey 27 tahay ay tahay habeenka laylatul qadriga caawa haseexan wakhtigaaga ugu badan yaaney hurdo kugu dhaafin 


Tiktok 

Youtube 

Facebook 

Iyo Dhamaan Baraha bulshada oo kale 

Hurdo 

Sheeko iyo Maalayacni 


Ku celceli 


اللهم إنك عفو تحب العفو فعف عني.


Muraadkaaga iyo danahaaga caawa ilaahey weydiiso. 


Caawa waa fursad dad badan oo aan garaneyno ayna fursad uhelin iney soo gaaraan laakiin adigii nasiibkaan heley kawaran hadey hurdo kugu dhaafto.

Post a Comment

0 Comments