Yaa rabbi habenkan qeyrkiisa na waafaji Aamin
Alx hadii aad dukatay salaada tahajudka ka faa'iideyso waxaan bartamaha kaga jirnaa 10ka dambe ee fadliga iyo kheyrka badan ha iska dayacin oo aduun iyo maalaayacnigiisa yuu ku qaadin Ma garan kartid in aad ramadanka xiga aad gareysid .
Alx allow adaa nabad iyo cfmd nagu gaarsiyey maalmahan qeyrka leh .
Ku dadaal inaad badiso
Qur'aan aqrinta
Ducada iyo dikriga Alle
Adkaar aqrinta
Saliga Nabiga SCW
0 Comments