Talooyin Ramadan
1:xus alle habeen '&Malin badi ducada & dambi dhaafka
2: aqri qur'aanka Kuna dadaal inaad fahanto macnahiisa
3:shanta salaad ku duko masjidka
4: wanaaaji' niyadada xooji iimaankaga
5: laab indhahaaga ka dhowrsanow allhi ku abuuray aragaaaga ku siiyay
6: been ha sheegin cidna ha xaman dadka ha ugafin ka adkow carabkaaga
7: caawi maskiinta,wayeelka & agoonta
8: ka fogow kibir, islaweyni,xasad, naceyb ,xanaaq badan kuwaani waa sifooyin sun ah
9: la bax sadaqo maalin kasta .ogow hadalka wanaaagsan , walalkaa aad udhoolacadeyso dhib aad wadada ka leexiso intuba waa sadaqo
10: cafi cid kasta oo aad wax ka tabaneyso ama wax yeelo kuu geysatay
11: ka hor asxaabta xun la saxib dadka wanagsan ee dhowrsoon
12: alle weydiiso markasta cafis dambi dhaaaf iyo naxariistiisa
13: kula dhaqan dadka dabeeecado & aqlaaaq wanagsan, noqo tusaale lagu daydo
14: ku xamdi naq Alle nimcooyinka kala duwan ee uu ku siiyay
15: booqo bukaanada aad taqaan xaqdhowr dariskaaga
Allaha kaaga dhigo Ramadaankan midkii kugu wanaagsanaa midkii aad Allaha si dhab ah ugu dhawaato midkii noloshaada u horseeda hormar iyo guul Aduuun & Aakhiraba
dhamaaanteen
0 Comments