Rasuulkeenii NNKH
Wuxuu yidhi Janadu waxay leedahay 8 albaab waxaana kamid ah albaab magaciisa layidhaa -Rayaan-waxaana albaabkaas ka gali doona janada kaliya dadka sooman'
Sidoo kale wuxuu yidhi Nabigu NNKH waxaan ku dhaartay allah'ay Naftaydu ku jirto gacantiisa (adoodiisa) luunka ku yaala qofka sooman afkiisa 'ayaa
ka udgoon/caraf badan' ALLE -agtiisa miskiga'
Sidoo kale wuxuu yidhi xabiibkeena muxamad NNKH
Laba jeerba uu farxaa qofka soomani'
1.marka uu afuro uu farxaa
2.marka uu lakulmo allah maalinta qiyaame wuxuu ku farxayaa ajriga iyo' thawaabka u ka helayo soonkiisa
Allahayoow' anaga iyo' waalidkayaba Nagu dar kuwa aad u naxariisato'danbigooda'dhaafto Naartana aad ka xorayso bishan barakaysan fadligeeda
Aamin aamin yaa Rabi
0 Comments