Raphinha ayaa ciyaarta ka dib la hadlay Movistar LaLiga
Waxaan ka soo laabtay dhaawac, waan ku faraxsanahay inaan ku soo bilowday ciyaarta oo aan ka qaybqaatay gool iyo caawin, laakiin waxa ugu muhiimsan ayaa ah inaanu wali noolnahay oo aanu tartami karno."
Raphinha: "Kama welwelayo Lamine Yamal (inuu la wareego booskayga).
Aniga ahaan isaga saaxiibo ayaanu nahay waana ii mudnaan sababtoo ah waxa hubaal ah inuu noqon doono mid ka mid ah kuwa ugu fiican adduunka. In aan la tartamo isaga ayaa sharaf ii ah, tanina wax badan ayay nagu dhiirigelinaysaa”
0 Comments